Qeexid

"Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leexi oo kali ah:
  • Birhaana Masqal waxa uu dhigan jiray jaamacado, laakiin inta uu waxbarashadii jaamacadda iska joojiyey ayuu noloshiisu sidii ay u dhamayd u leexiyey dhinaca siyaasadda.
  • Sheekh Shariif, wuxuu iska fogeeyay inuu isagu diidan yahay dastuurka, isagoo sheegay in sababta uu hadalayo ay tahay maadaama uu yahay sharci-dhowre uu waajib ka saaran yahay inuu ka hadlo haddii dariiqiisa laga leexiyo.