Qeexid

ld leexasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leexad oo kali ah:
  • – waxa aan Golaha Ammaanka ugu baaqaynaa in uu si aan ka leex-leexad iyo dib u dhig midna lahayn uu goaan uga qaato baaritaankii ka soo baxay Monitoring Group July, 2012 ee ku saabsanaa maamul xumada iyo lunsiga hantida qaranka Soomaaliyeed.
  • Waalidnimadu waxay u baahan tahay fahmid, leexleexad la'aan, qiyaasid, karti, aqoon iyo dulqaad.