Qeexid

"Caano is haysta oo la matago."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leex oo kali ah:
  • Waddadii hore dabadeed, waanu ka leexanay oo waxaanu marnay tan madaxtooyada hor marta.
  • Waxaad moodaa in dowladda federaalka ay ka leexleexanayso xuquuqda dadweynaha reer Muqdisho ay u leeyihiin in ay soo doortaan madaxdooda.