Qeexid
Qof fara marnaan socosho.
Qeexid Xigta
Hawl la'aan socosho.
[-saday, -satay]
leegleegsoaday
leegleegsoatay
f.mg3Qof fara marnaan socosho.
Hawl la'aan socosho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld leegleegsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld leegleegsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg leegleegso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg leegleegsad
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof qiimo ama dhaqaale dheeraad ah leh isla simid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof cidda uu ka dhashay wayddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Cidadeeg u dirsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) U a.: waxsamayntooda qalab ama wax kale uisticmaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]