Qeexid

"(bot.) Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, ubax qurxoon dhala, oo laga qoro kooraha iyo mooyaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lebi oo kali ah:
  • Ciidamada Boliiska Dowlada Soomaaliya oo xabsiga dhigay Rag ku lebisnaa Dareyska Ciidamada.
  • Sida tuducyada hoos ku qorani tilmaamayaan, Maxamed Nuur Fadal wuxuu quruxdii dabiiciga ahayd ku daray tilmaan kale oo qayb weyn ka qaadata quruxda dumarka, taasoo ah lebiska ama hu’-qaadka iyo hannaanka dhar xidhashada.