Qeexid
Eeg lullumo
Eeg lullumo
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld lullume1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Heerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool.
Qeexid Xigta: Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Sida lullumada u dabaalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lullumee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg lulo1
Qeexid: Eeg luqmo
Qeexid: Eeg lulad
Qeexid: Eeg lumis
Qeexid: Eeg luloo
Qeexid: Eeg lulood
Qeexid: Eeg lumeys
Qeexid: Eeg lulniin
m.dh
Qeexid: Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg luuf
Qeexid: Eeg luuf
Qeexid: Eeg luqad
Qeexid: Eeg liimo
Qeexid: Eeg lismo
Qeexid: Eeg lulnaansho