Qeexid
Eeg liin-xaali
Eeg liin-xaali
m.dh
Qeexid: Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld liimo-xaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Qeexid Xigta: Geedka mirahaasu ka baxaan.
Qeexid Kale: Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg liif1
Qeexid: Eeg liimo
Qeexid: Eeg lisin
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dheri xagaal ka hoolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xammaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg librin
Qeexid: Eeg laalis
Qeexid: Eeg liicis
Qeexid: Eeg liisto
Qeexid: Eeg liicis
Qeexid: Eeg liicliic1
Qeexid: Eeg liicsad
Qeexid: Eeg liiqliiqi
Qeexid: Eeg lulniin
Qeexid: Eeg laqsiin
Qeexid: Eeg lis1: (3), lismo.