Qeexid
Eeg laba-duub
Eeg laba-duub
m.l
Qeexid: Magaca loogu yeero ugaarta inta geesaha leh, (labaduub, saddex-duub...) iyadoo laga soo qaaday wareegga geesaha, halkii wareegba (duub) hal gu'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laba
Qeexid: Eeg laba
Qeexid: Eeg laba
m.l
Qeexid: Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg labashub1: (1).
Qeexid: Eeg labad
Qeexid: laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan.
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: laba'aabburan f.mg4 Wax la laba'aabburay ahaansho.
Qeexid: laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Qeexid: laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Qeexid: laba'aabburnaansho m.l/dh ld laba'aabburnaan.
Qeexid: laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2.
m.dh.t
Qeexid: ld labo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labays
Qeexid: Eeg lugduub1
Qeexid: Eeg labo
Qeexid: Eeg labaysad
Qeexid: Eeg laballis1: (1).