Qeexid
Wax dhammaysasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax dhammaysasho.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neecaw isu dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -aayay, -aysay
Qeexid: Wax baabi'in.
Qeexid Xigta: Wax dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Labeen yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax filasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld facayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qeexid Xigta: Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lafo ruugid.
Qeexid Xigta: Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wadaan biyo ka buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax dhammaantood isticmaalid.
Qeexid Xigta: Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg lay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan.
Qeexid Xigta: Saf.
Qeexid Kale: Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Waalo cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]