Qeexid

"Dareen aan caadi ahayn oo ka dhasha dhacdo lamafilaan ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga layaab oo kali ah:
  • ‘Faaliyihii la bilkeyday’ waa magaca ay leedahay sheekada layaabka leh ee buuggayga ugu horreysa, muujisana ra’yiga ay Soomaalidu ka qabaan adduunka iyo nolosha.
  • Ummadda Somaliland guddo iyo dibad-ba, waxaan uga mahad-naqayaa sidii waddaniyada iyo qiiradda lahayd ee ay uga soo qayb-galeen aaskii Madaxweynaha, taas oo ahayd fursad layaab leh oo aan marnaba ka dhicin dalkeena.