Qeexid

"Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laxoox oo kali ah:
  • Canjeelo ama laxoox waxee ka midtahay cuntada lagu sameeyo kushiinka.
  • Taas ayaa maanta fure u ah ictiraafka iyo aqoonsiga bahwayntana Caalamka haddii eebe ogolaado, hadiise arintu inaga noqoto doqontii laxooxda dubtay ee intii u danbeysay ka kacday.