Qeexid

"(c.nafl.) Xasharaad yaryar oo leh baalal iyo midab madow xigeyn ah, dhexdana u dhuuban oo qaniinyo kulul leh; xoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laxle oo kali ah:
  • Waxa kale oo iyana halkaa ka hadashay Marwo Fatxa Cali oo ka mid ah madaxda KULMIYE ee Deegaanka Sallaxley waxaanay dadka reer Sallaxley inay taageeraan xisbiga KULMIYE iyo hogaankooda.
  • PL: Nin la dhaawacey iyo gaari la dhacey Dablay hubaysan ayaa maanta abaarihii 11:30 am ku dhacay magaaladda Garoowe Gaari ciidanka booliiska Puntland leeyahay kaas oo lloola baxsadey wadada u baxda degaanka Salaxley.