Qeexid

"Kaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah dareemo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laxaw oo kali ah:
  • Shariif ee ahaa in dagaalada la joojiyo, lana yeesho wadahadal lagu xalinayo khilaafka jira ayaa sheegay in taasi ay tahay beer laxawsi, iyaguna aysan ogolaanayn.
  • Malaha iminka ayaad kursigii xusuusateen oo aad doonaysaan inaad dhaliilihiina ku dabooshaan been iyo mala-awaal iyo beer laxawsi.