Qeexid

"Iswaafajinta ereyada iyo muusigga (hees)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laxan oo kali ah:
  • Cajal aad loo daawado oo ay duubtay Khaddiija Cabdullaahi Dalays 1988 ayaa inta badan laga barta tabta, ereyada iyo laxanka Goobile Saar Gedood.
  • Xamaasad iyo laxan xiiso leh ayuu leeyahay saarkan Goobile.