Qeexid

"ld lixaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laxaad oo kali ah:
  • In badan oo ka mid ah kooxahan waxay dadka iyo dalka Somalia ka galeen qiyaamo-qaran iyo dembiyo culus iyaga oo ka qaybqaatay ku soo hoggaamintii Somalia Cadowga Itoobiya ee geystay dhibaatada laxaadka leh una adeegeen intii uu dalka hastay.
  • Budhtuurka oo maslaxaad u jeeday, ayaa yidhi; “Awoowayaal, inkaar ha iga shaqaysanina oo Inqilaabyadii iyo anshax-xumooyinkii askartu lahaan jirtay ha iila imanina.”