Qeexid

"Neef ido ah oo curtay."

Qeexid Xigta

Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lax oo kali ah:
  • Hase yeeshee, ilaa hadda lama sheegijn khasaare u dhigma baaxadda hubkaasi leeyahay iyo meelaha uu hubkaa laxaadka lihi qabsaday.
  • Qeybasanaantaas durba wey soo daahirtey, ka dib markii ay France ku baaqdey in Mareykanku uu door laxaad leh siiyo QM, haddii la doonayo in ciidamo isku dhafan la geeyo Ciraaq.