Qeexid

(-yayaal, m.l/dh) Qof aqoon gaar ah ku taqasusay oo arrimaha la xiriira kala taliya madax dawladeed ama hay'adeed iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lataliye oo kali ah:
  • Lataliye tababaran ayaa jooga oo ka jawaabi doona su’aalaha, ka gargaari doona xallinta dhibaatooyinka oona bixin doona hagitaan.
  • Maxaad rabtaa inaad waydiiso lataliyehaaga ( Tusaale ahaan, xiisadda la kala doorto iyo waxyaabah kale ee ku saabsan iskuulka iyo wixii la mid ah)?