Qeexid
La mid ahaansho; la cabbir ahaansho.
[-mnaa, -mnayd]
f.mg4La mid ahaansho; la cabbir ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg lasiman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.
Qeexid Xigta: Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Beer wax la limay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -innaa, -innayd
Qeexid: Wax laagaasimay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laasim2 fk. Lamahuraan ah.
m.l.kh
Qeexid: Wax joogto ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg laasimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -intay, -imatay
Qeexid: Wax caadaysasho.
Qeexid Xigta: Meel ku raagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld lasimnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laasin3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax hoosin loo yeelay ahaansho (guro awr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laasim2
m.dh
Qeexid: Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qeexid Xigta: Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qeexid Kale: Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
Qeexid Xigta: Geed lugtool ah.
Qeexid Kale: Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]