Qeexid

"Wax, wax kale lagu laray ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laran oo kali ah:
  • Waxa ay masuuliintaas sheegeen "waa in ay Israa'iil marka hore ay joojiso hawlgaladeeda Miletri, waxaana ay Mareykanka ka dalbadeen in uu Falastiin u soo diro korjoogayaal awood ballaran leh".
  • Dadka degaanada Garasbaaley iyo Km 13 ayaa waxa ay muujiyeen cabsi aad u balaran,kadib markii xafadahooda ay soo gartay Rasasta wiiftada ah sida ay wabsit-kan u sheegtay Marwo Muno sheekh Cali oo ku sugan Garasbaley.