Qeexid
ld laqwiyid.
ld laqwiyid.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: Eeg laqwin
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Hadal diinta gef ku ah ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oraah diinta gef ku ah oo bareer loo yiraahdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laqwi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: U l.: qof wax la barayo u meerin.
Qeexid Xigta: U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld liq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld liqsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg laqsiin
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Qof da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
Qeexid Xigta: Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
Qeexid Kale: Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
Qeexid Xigta: Da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld liqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Rabsho badan (qof dhallinyar).
Qeexid Xigta: Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg lali2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg laq