Qeexid

U l.: qof wax la barayo u meerin.

Qeexid Xigta

U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laqin oo kali ah:
  • Waxan la yaabanahay sida aad ugu laqintay damqashada iyo diirnaxa ay u hayaan dalkooda iyo dadkooda.
  • Mase u fiirsatay markasta oo doorasho soo food leedahay casharada loo soo laqino?