Qeexid

"(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laqanyo oo kali ah:
  • Degaanka Kala-beyrka ayaa waxaa sidoo kale ku sugan Cabdi Kariin Faarax (Laqanyo) oo ahaa safiirkii hore oo u fadhiyi jiray DF magaalada Adis-Ababa walow warar aan sugnayn ay sheegayaan in uu dib u noqdey.
  • Waxa layidhi marka indha gardarani ooyaan kuwa garle-na maxaad mooday" waxan layaabaa marka kulmiye komishanka wax ka sheegto show horaa loo yidhi indhoole ma laqanyoodo.