Qeexid

"Nin dhalinyaro ah oo qas badan."

Qeexid Kale

Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.

Qeexid Xigta

Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laqan oo kali ah:
  • Cumar Xashi, Dajire Laqanyo, Saraakiil, waxgarad iyo dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
  • Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Adis Ababa Cabdikariin Faarax Laqanyo ayaa warbaahinta u sheegay in Louis Michel u soo diray warqad qoraal ah oo uu ku codsanayo inuu kula kulmo Madaxweynaha DFKMG ah dhamaadka bishan magaalada Adis Ababa.