Qeexid

"Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lammo oo kali ah:
  • Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in intii uu Nairobi ku sugnaa Nuur Cadde uu kulammo la soo qaatay Madaxda Hay'adaha gargaarka, isagoo daboolka ka rogay in ay isku afgarteen in la gargaaro Shacabka Soomaaliyeed.
  • Mudanayaasha ayaa lagu wargeliyay inaysan qabin wax kulammo gooni-gooni ah, iyadoo la sheegay in fadhiyada Baarlmaanku ay furmi doonaan 15-ka bishan, ayna sugi doonaan ammaanka xilliyada la kulmayo Ciidamada AMISOM.