Qeexid

(nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lammaane oo kali ah:
  • Afka ayuun baan ka hadli jiraye, waxaan ku lammaaneeyay indho ka hadal iyo Khaakhaayiraad.
  • Maanta waxa jira noocyo badan oo qoysas kala duwan ah sida: qoys kooban, waalidiin keli ah oo carruur leh, lammaane aan carruur isu laheyn iyo kuwo keligood ah.