Qeexid

(-rro, m.dh) Mid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lambar oo kali ah:
  • Macluumaadka kale ee lagu qorayo xaashida cadaynta shixnadda waxa ka mida magaca ganacsadaha lambarka shixnadda, lambarka maanafeestada, magaca gaadiidka dalka ay badeecaddu ka timid, iyo lambarka liisanka ganacsiga.
  • Hal lambar tubaxan waxay u dhigantaa 2 3 ama tiro dhan 1.58496.