Qeexid

"L. ah: wax si kedis ah ku dhaca ama ku yimaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lamafilaan oo kali ah:
  • Haddii maskaxda qaybteeda caqligalka iyo fiirsashadu ku dhaqaaqdo xawli gaaban, qaybta go'aannada gaadhaana xawaare lamafilaan ah ku oroddo, wuxuu madaxeennu keenaa qaraarro aan kala go lahayn oo qaarkood macne samaynayaan qaarkoodna iga-gee yihiin.