Qeexid

"(-iyo, m.dh) Fiidmeer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lali oo kali ah:
  • Xafladdaan ayaa waxay ahayd mid doorasho ah oo lagu dooranayay ilaa saddex xirir oo kala ah Kubadda Koleyga,Kubadda Laliska iyo kubadda Gacanta waxaana la doortay guddiga xirirradaasi ee mudada afarta sanno ee soo aadan.
  • Olalihii Horumarinta Reer Miyiga ayaa lagu balaariyay tirada bulshada ee taqaan qorista iyo akhrinta Af Soomaaliga.