Qeexid

"Wax duulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lal oo kali ah:
  • Saxaafada ayaa muddooyinkii dambe noqotay kuwo inta badan lagula kaco falal Amaan daro ah,oo ka baxsan bani’aadanimada, iyagoo qaarkood lagu weeraro hubab culus, marar qaarkoodana si bareer ah loo weeraro ama la dhaawaco ama la dilo.
  • Rayaale waxa uu uga jawaabay weftiga arrimihii ay wax ka weydiiyeen, Waxaanu yidhi isaga oo ka jawaabayay xidhiidhka dalalka deriska ah; “Itoobiya wuu wanaagsan Yahay, Jabuutina gidaarkii wuu dumay oo waa la isu socdaa hadda.”