Qeexid

"Laabta wax ka jecleysasho."

Qeexid Xigta

U l.: wax si aad ah u filasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laho oo kali ah:
  • Ciidamada DF ayaa marar qaar saxaafada gobolka Banadir ka shaqeysa ula dhaqma si anshaxa ka baxsan iyagoo ka hor istaaga howlahooda warbaahined kuwaas mararka qaar albaabada u laaba.
  • C/fitaax Max'ed Geesey oo ah gudoomiyaha Gobolka Bay ayaa sheegay inaysan waxba u dhimayn howlahooda iscasilaada ay ku dhawaaqeen xubnaha maamulka ka tirsan, isagoo sheegay in qofkii shaqadiisa ka taga la badalayo.