Qeexid

"(-do, m.l) Af guri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lahjad oo kali ah:
  • Waxaa jirto lahjad ka mid ah af maay oo la fahmi karo markii aad si fiican u dhageesatid, waa af soomaaligii oo la qaloociyay.
  • Afafkaas iyo lahjadahaas oo dhammi waa dhaxal iyo ilbaxnimo ay Soomaalidu leedahay.