Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof xabsi ku jiro oo aan maxkamadi xukumin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lahaye oo kali ah:
  • NATO aya sheegtey in ay fahantey codsiga AU balse loo gudbiyay waaxaha ku shaqo leh kuwas oo ay ka baarandagayaan sidii ay uga qayb qaadan lahayeen.
  • Aadan Madoobe ayaa sheegay in ay xubnaha baarlamaanka xaq u leeyihiin sidii ay ku heli lahayeen xaquuqdooda sida mushaarooyinkoodii ay qaadanayeen taasoo waqti dhow ay heli doonaan.