Qeexid

"eeg laho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lahasho oo kali ah:
  • Riwaayadda sida macaan loo dhisay waxay daawadaha ku kicisaa lahashooyin daqiiqad gudaheed ayaa laga yaabaa inuu mar farxad la ciiro, marna murugoodo, mar qosol kursiga kala kaco marna cadho af labadii waaxo.
  • Riwaayadda sida macaan loo dhisay waxay daawadaha ku kicisaa lahashooyin daqiiqad gudaheed ayaa laga yaabaa inuu mar farxad la ciiro, marna murugoodo, mar qosol kursiga kala kaco marna Cumar Cali Ciidle, Hargeysa.