Qeexid

"Dad nasab ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lafti oo kali ah:
  • Dhanka kale, Daahir laftiisu,waaba uu u baahnaa, oo aad u rabay in wax loogu daro oo lagu lammaaniyo Deeqa.
  • Bal si aynu iskula fahamno macnaha dhabta ah ee ereyga sharci waxa habboon in aynu qeexno sharciga laftiisa.