Qeexid

"Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta."

Qeexid Xigta

Wax kasta qaybta ugu muhimsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lafdhabar oo kali ah:
  • M-weynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo isagu Neefkii ugu horeeyay talaaley ayaa waxa uu sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay olalahan lagu tallaalayo Xoolaha Puntland isaga oo Xoolaha ku tilmaamey lafdhabarka dhaqaalaha iyo nolosha Puntland.
  • Waxaa kaloo uu sheegay in loo baahan yahay dhaliilaha la sheego isaga oo xusay in waagii hore aysan jirin askari qaad cuna, askari qori la baxsada iyo askari khaladaad sameeya, waxaana uu askariga ku tilmaamay lafdhabarta Ummadda Puntland.