Qeexid

"Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda."

Qeexid Kale

Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.

Qeexid Xigta

Bur yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laf oo kali ah:
  • Sheekooyinka Abuu Dar ee hadhay-na bal isaga laf-ahaantiisa ha inoo sii wado.
  • Hase yeeshee, iyaga laftooda waxaa la fududaynayaa biilka ay qaataan.