Qeexid
Wax caafimaad qaba ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax barwaaqaysan ahaansho.
[-dnaa, -dnayd]
f.mg4Wax caafimaad qaba ahaansho.
Wax barwaaqaysan ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Legga xoolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo.
Qeexid Xigta: L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Isku l.: wax xil iska saari waayid.
Qeexid Xigta: Ku l.: wax ku raaxaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la alxamay ahaansho (bir iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Xoolo maalin walba biyo cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ladan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Geel da' yar bardoodamid.
Qeexid Xigta: Dad fara ka ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
Qeexid Xigta: Fara ka ciyaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo maalin walba waraabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Libaaxa tan dheddig; gool.
Qeexid Xigta: Ugaarta ama dugaagga intooda laayaankaah.
Qeexid Kale: Koox libaaxyo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qeexid Xigta: Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qeexid Kale: Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka ee haweenka.
Qeexid Xigta: Geed lugtool ah.
Qeexid Kale: Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Laqanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -dmay, -dantay
Qeexid: ld jalla dan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan2, jilladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ladaabi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan1, jelledan1, jilladan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ladaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld jalladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]