Qeexid

"(-byo, m.dh) Legga xoolaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ladaab oo kali ah:
  • Muddo bil ah ayuu werwerkii iyo walaacii ka ladaabanayey oo joog iyo jiifba loo daayey.
  • Xilligani Ilhaan ha beer nuglaato e, waxay mar kasta oo loo tagaba xasuusinaysay intii la socotay xaaladeeda hantaaqadii muddada badan ka ladaabanaysay.