Qeexid

"(-fyo/-fiin, m.dh) l. ah: qof aad u tabar daran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laciif oo kali ah:
  • Mucaardnimo ayaa laciifisay somaliland ee halaga tanaasulo.
  • Sarkaal ka tirsan Ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa ku tilmaamay duqayntan mid laciifinaysa awoodda difaac ee Ciraaq.