Qeexid

"Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lacag oo kali ah:
  • Baananka dhexe waxay golayaasha sharci dejinta iyo xukuumadda soo hordhigaan miisaaniyadooda iyo lacagaha ay soo daabacayaan, waxayna ku hawl galaan marka loo ansixiyo.
  • Maxamuud Sheekh Xaamid, waxa uu sheegey in ay Dawladda Turki ay ka heystaan balanqaadyo badan oo isugjira qalab kale iyo Waxbarasho lacag la ‘aan ah (Shcolerships).