Qeexid

"Nafley inta labka ah ee aan dheddig ahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labood oo kali ah:
  • Waxa aan daah saarnayn in dhammaan ragga siyaasi ku sheegyada ahi, ay waa horeba u daad guraysteen qoysaskoodii iyo caruurtoodiiba, islamarkaana ay jaamacadaha Yurub dhigtaan dhadig iyo laboodba.
  • Waxa durbadiiba soo baxay ereyo aan hore u jirijirin oo lagu sifaynayoo Islaamka sida usuuli iyo seef-labood iyo mitid iyo xagg-jira oo ay wargeysyada iyo war-baahinta kale ee reer Galbeedku ku isticmaalaan dadka muslimiinta ah.