Qeexid
L. ah: qof dhiiran.
L. ah: qof dhiiran.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: Nafley inta labka ah ee aan dheddig ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg labageeriyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geedka galleyda, meseggada marka uu yaryahay oo laba caleemood yahay.
Qeexid Xigta: Fallaar ama hooto laba ganood leh.
Qeexid Kale: Weel dhinacyada laba siddo ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan.
Qeexid Xigta: Xarig labadhudood isugu soohan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: L. ah: qof dheer oo laf weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg laafyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2.
Qeexid: laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: laba'aabburan f.mg4 Wax la laba'aabburay ahaansho.
Qeexid: laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
m.dh.t
Qeexid: ld labo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laba'aabburnaansho m.l/dh ld laba'aabburnaan.
Qeexid: laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan.
m.l
Qeexid: Iyadoo la ordayo oo marba lug
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld labasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xabad baruur leh.
Qeexid Xigta: Candho xoolaad oo baruur leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax isku qasmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax isku qasmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]