Qeexid
Labakacle samayn.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Labakacle samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Iyadoo la ordayo oo marba lug
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg labakacle
m.f.dh
Qeexid: eeg labakaclee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg labakaclayn
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labada daan isku mar wax ku calalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadallo isburinaya sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld lababboglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Xabaal labadulle ah qodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Qof aan go'aan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld labaddilee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan.
Qeexid: laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Qeexid: laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2.
m.dh.t
Qeexid: ld labo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: laba'aabburan f.mg4 Wax la laba'aabburay ahaansho.
Qeexid: Eeg lababoglee
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.