Qeexid
Xabaal labadulle ah qodid.
[-leeyay, -leysay]
labadulleeeeyay
labadulleeeysay
f.g2Xabaal labadulle ah qodid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg labadullee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld labadulleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg labadulleys
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg labadulleysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld labaddilee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld labadulleysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld labasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg labadulleysnaansho
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labada daan isku mar wax ku calalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labakacle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld lababboglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadallo isburinaya sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labad
m.l
Qeexid: Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]