Qeexid

"ld labasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labad oo kali ah:
  • Laakiin warar ka soo baxaya ciidamada ammaanka ee Israa'iil ayaa sheegaya in Falastiiniyiinta gacanta loo galin doono labadaas magaalo, haddii ay xaalada ammaanku ay sii deganaadaan oo kaliya.
  • Ma'aha markii ugu horaysay ee labadan beelood ay ka dhex dilaacdo xiisad colaadeed oo ka dhalatay dhuldaaqsimeedka, waxaana horaanta sanadkii hore ay sidan oo kale ku dhaxmaray muran ku saabsan dhulkaas taasi oo markii dambe wada hadal lagu dhameeyey.