Qeexid

ld labaataneeye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labaataneeyo oo kali ah:
  • Shirkadda waxa muddo labaataneeyo sannadood si weyn looga bartay adduunweynaha iyada oo haatan adeeggeedu ku baahsan yahay caalamka oo idil.
  • Safar kasta oo uu galo waxaa ku weheliya ku dhawaad labaataneeyo qof, waxaana ku baxa kharash lacag adag oo aan la xisaabi karin.