Qeexid

ld labaataneeye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labaatameeyo oo kali ah:
  • Dhaawacyo badan ayaa dagaalka ka dhacay iyadoo labaatameeyo askari oo ka mid ah kuwii dowladda ee ku dhaawacmay dagaalka loo gudbiyay dalka Kenya si loogu daweeyo, balse lama oga Al-shabaab halka ay dhaawacyadeeda geysatay.
  • "Ciidamada DF ayaa weerarka qaaday waxaana dagaalka ku dilnay labaatameeyo ka tirsan Al-shabaab oo Ajnabi ay ku jireen, sidoo kalena saraakiil iyo ciidamo ayaa isku soo dhiibay DF, saxaafada ayaana tusaynaa" ayuu yiri Sh.