Qeexid

".j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma labada; darajada ay hal darajo ka sarrayso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labaad oo kali ah:
  • Marka hoggaamiyuhu sameeyo hiraalkaas, hawshiisa labaad waa in uu dadka soo jiito si uu ugu sharaxo, u fahansiiyo, uga dhaadhiciyo meesha loo socdo (hiraalka).
  • Veron, wuxuu doonayay inuu buuxiyo kaalinta madhan ee dhexda, laakiin taasi muddo dheer kumay qaadan oo Arbacadii ayuu cagaha geliyay waraagii labaad ee ciyaartii Deportivo, taas oo kabtanka England lugta kaga jabay.