Qeexid

"(-nno, m.dh) L. ah: nafley, nafleyda kale si naxariisdarro ah u waxyeeleysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laayaan oo kali ah:
  • Cali Dheere ayaa sheegay in ciidamada Dowladda KMG si bareer ah u doonayaan in ay u laayaan shacabka Soomalaiyeed ee muslimka ah sida uu hadalka u dhigay, waxa uuna wacad ku maray in Al Shabaab ay u aar gudidoonaan dadkii ciidamada dowladda ay laayeen.
  • "Kuma daynayno dadku inay islaayaan," ayuu yiri Madaxweynaha Puntland, isagoo soo hadal qaatay in beelo ku diriray gobolka Bari ee Puntland dhowaan gaaray heshiis iyo isafgarad buuxa.