Qeexid

"Hadal siduu u dhawaaqi lahaa aan loo qorin ama loo akhrin; gef; qalad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laaxin oo kali ah:
  • Vicent DeVisscher waxuuu sheegay in xalka Somalia uu ku jiri dadka Somaliyed, isagoo sheegay inuu rumeysan yahay faragalin shisheeye inaysan Somalia nabad ka islaaxin karin.
  • Dhacdada uu miisaankeedu jaban yahay, waxa ka soo boodda dhegta oo dhegaysigeedu ma dhadhan samaado, si fudud ayaana loo soo saaraa meesha uu laaxinku ku jiro.